Artikel archief

Ugandha oo iska dhex weysay Muraayada Siyaasada Somalia ee mudo ka dhax muuqatay(Xog Rasmi ah)

07-11-2012 08:04
Xukuumadda Ugandha ayaa qorsheeneysa inay dabciso siyaasadda kala dhexeysay Somalia kadib markii Xukuumadda Cusub ee Somalia ay ka dhex weysay Siyaasiyiin qaad-qaada Siyaasadda fog ee Ugandha taasoo oo keeni karta in Ugandha ay Ciidamada ugu badan ay kala baxdo Dalka Somalia Khubaro ku...

War Deg Deg Ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo isku uruursanaya Hoteelada Muqdisho(Yaa kamid ah)

07-11-2012 07:59
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u biro tumanaya Xukuumada uu soo dhisay R/Wasaare Cabdi Faarax Sheyrdoon (Saacid) iyagoona qorsheenaya in codka kalsoonida ay u diidaan Xukuumada Cusub. Hoteelada Magaalada Muqdisho ayaa caawa iyo saacadihii lasoo dhaafay waxaa laga dareemayay...

Dood ka Taagan Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaraha Kan Soo Magcaabay Golaha Wasiirada(Warbixin Xasaasi ah)

07-11-2012 07:58
Dastuurka Dawladda Federaalka ee soomaaliya waa sharciga rasmiga ah ee kala haga hay’adaha dawliga ah, isla markaana lagu qeexay awoodaha iyo salaaxiyaadka hay’adaha dawliga ah midkasta iska lee yahay, Dastuurka waxaa loo asteeyey in looga gudbo khilaaf ku yimaada hay’adaha dawliga ah, waxaa...

Hamiga hawada sare hiigsaday ee Gaas iyo hagardaamada Faroole halkeey kusoohoyan waa howle? (Qormo iyo Saw...

07-11-2012 07:56
Horay ayaa looyiri laba isla heysaba mar ayeey kala hami noqdaane, intiinii lasoo fal geleysay siyaasada Soomaalida ee isbededeleka kusaleesneed, wax badan ayaad soo aragteen warbixinno iyo sawir gacmeedyo laga metelay isku dhawaanshaha iyo isla heynta Gaas iyo Faroole, hasa yeeshee wax kasta...

kafaiidayso sxb

06-11-2012 16:15
    tegenwoordige tijd verleden tijd voltooid tegenwoordige tijd voltooid verleden tijd ik ben ik was ik ben geweest ik was geweest je bent je was je bent...

allah 99 names

06-11-2012 15:24
128 kbps 3.20 mb 99 Name's Of Allah - Asma'a Allah Al Husna mp3 play Download         128 kbps 3.20 mb 99 Name's Of Allah - Asma'a Allah Al Husna...

maxadaro raxwayn

06-11-2012 14:32
  Kitaabka Hadyul Waadix wuxuu ku baxayaa Lahjadda Maay-ga waxaana akhrinaya Fadiilatu Sh. Axmed Bin Sh. Axmed Isxaaq- ka bogasho wacan. halkaan ka...

allah 99 names

06-11-2012 14:08
  1 Allah (الله) The Greatest Name 2 Ar-Rahman (الرحمن) The All-Compassionate 3 Ar-Rahim...

allah 99 names

06-11-2012 14:05
halkaan ka dhageyso ducada gagaabanplay 99 Name's Of Allah Play Download 1 الله The Greatest Name Allah 2 الرحمن The...

quran

06-11-2012 13:54
      Audio play play play play play play play play play play play play play play play Download all...
Onderdelen 31 - 40 van 90
<< 2 | 3 | 4 | 5 | 6 >>