nederland iyo afsomaliga isturjamaayo

05-11-2012 09:46

 

aabo

vader

Aan u cunteeno ama aan u cabno sidii anagoo beri dhimaneyna!

Laten we eten en drinken, want morgen zijn we dood

aayo

stiefmoeder

abukate

advocaat

adaa mudan

graag gedaan

adeer / abti

oom

adeer hooyo qabo

stiefvader

Adreeskaga ma I siin karta?

Mag ik jouw adres hebben?

Aniga aad ayaan adiga kuu jeclahay!

Ik ben toch zo verliefd op jou!

Aniga xataa waan ku jeclahay!

Ik ook van jou!

aqoonsasho

herkenning

aqoonsi

identificatie

arday

student

aroos / guur

trouwdag

askari

militair

atoore / jilaa

acteur

awoowe

grootvader

awoowe ama ayeeyo

grootouders

ayeeyo

grootmoeder

balan

afspraakje

Balan ma wada sameysan karna oo ma i raaci kartaa?

Wil je met me uitgaan?

barashada xirfada

carrière, loopbaan

barasho ama isbarasho

kennis

barfasoor / macalin jaamacad

professor

beeraley/ beerfale.

boer

Beri ayaan is arki doona

tot morgen

Bisha danbe ayaan is arkeena

tot volgende maand

boostale

postbode

Cabirka maalinta

pluk de dag

cadaadin / culeys. walaac iyo walwal

stress

Caruur / Ilmo

Kinderen

cilmu nafsi

psychologie

cunug

kind

cunug

kind

cunug yar

baby, zuigeling

cunug/ilmo

kind

cunuga awoowe ama ayeeyo loo yahay

kleinkind

da’da qaangaarka

puberteit

daaweyn ( waliba mid dabiici ah)

therapie

dab damiye

brandweerman

dagaal gardaro ah bilaawid

agressie

damiir

geweten

dareen

gevoel

dareensanaan / ogaan / miyir qaba

bewustzijn

daris

buur

dhageyso

luisteren

dhalasha cunuga

bevalling

dhalasho

geboorte

dhaqtaka cilmi nafsiga

psychiater

dhaqtar

arts

dhaqtarka cilmi nafsiga

psycholoog

dhaqtarka cilmi nafsiga

psycholoog

dhaqtarka ilkaha

tandarts

dhaqtarka xaywaanka

dierenarts

dhimanaayaa

sterven

dhimasho

dood (zelfstandig naamwoord)

dhimasho dabiici ah

natuurlijke dood

dhimo

sterven

dhintey

dood (bijvoeglijk naamwoord)

dhunkashada sida faransiiska

tongzoen

digtooni / foojignaan

aandacht

diidis / inkiraad

ontkenning

dulaal

makelaar

dumaashida

schoonzus

dumaashiga

zwager

dumarka marka ay cadad/xaydka uu ka tagaayo

overgang

duuliye

piloot

eedo / habaryar

tante

fadlan

alstublieft

fadlan i soo wac!

bel me!

faraantiga arooska

trouwring

farshaxaniste

kunstenaar

fikrad

gedachte

foorniiste / qofka wax duba, waliba rootiga

bakker

gabadha la guursanayo

bruid

gabadha saaxiibada ah (la socoshada guurka ka hor)

vriendin

gabadha saaxiibada ah (la socoshada guurka ka hor)

vriendin (liefde)

gabadheyda

dochter

gabdha aayo ama adeer hooyo qabo dhalay

stiefzus

gabdha walaalshay / walaalkey dhalay

nicht
(dochter van je broer of zus)

gabdhan awoowe/ayeeyo u ahay

kleindochter

gade / iibiye

verkoper

garaadka dahsoonee qofka

onderbewustzijn

guriga dadka wayeeylka ah lagu hayo

bejaardentehuis

Guur

Huwelijk

haa

ja

Haa waan jeclaan lahaa.

Ja, dat lijkt me leuk.

Haa. Isii mac

Ja, ga je gang

Haa. Waan sameynayaa

Ja, ik wil

habeen wanaagsan

goed nacht

habeen/ fiid wanaagsan

goed anavond

Hadoow aan is arkeena

tot straks

hagaajiye / ku dare

redacteur

hallow

hallo

hi

hoi

hoostees

stewardess

hooyo

moeder

howl –gab

pensioen

Ilaa iyo dhimasho ay na kala kaxeeyso

tot de dood ons scheidt

ilmaha dadooda u dhaxeysa 13 – 19 jir.

tiener

ilmaha waalidkooda. dhintey

wees

ilmaha yar ilaa iyo afar jir

peuter

In aan ku barto wax fiican ayey aheed.

Het was leuk je gekend te hebben.

ina adeer / abti

neef
(zoon van je oom of tante)

ina adeertey / abtidey

nicht
(dochter van je oom of tante)

injineer

ingenieur

Inteed ka timid?

Waar kom je vandaan?

intuusan da’da iskuulka gaarin

kleuter

is dilid

zelfmoord

Isbuuca danbe ayaan is arki doona

tot volgende week

iska-yeel-yeel

imitatie

jaah-wareer / masiibo

trauma

jaalle/saaxiib

collega

jaan-tus ama tusmo muujineysa faraca-reer / qoys

stamboom

jaceel

houden van

Jaceel

Liefde

jaceel hayo

verliefd zijn

jaceelka xaywaanka yar loo qabo

kalverliefde

joornaliiste

journalist

ka fikir

denken

kac-sanaanta

hysterie

kalkaaliye /kalkaaliso

verpleegkundige

kariye

kok

kawaanle

slager

kicin ama sabab u noqosho

motivatie

kobcin / korin

opvoeding

ku dheh

zeggen

la dhaqan

gedrag

la dhasho

geboren worden

la guursado

trouwen

la hadal

praten

la hadal

spreken

la kobcinayo / la korinayo

opvoeden

la mehriyey

verloving

la qabo

getrouwd

laga yabaa

misschien

Ma i guursaneysaa?

Wil je met me trouwen?

ma la siiyo / la dhunkado

zoenen, kussen

Ma xuma

Het gaat wel

maalin wanagsan

goedendag

maalinta jaceelka

Valentijnsdag

maalmaha arooska la yahay

huwelijksreis

maamule

manager

maamulka maamulaha

directeur

mac / dhunkasho

zoen, kus

Mac ma ku siin karaa?

Mag ik je kussen?

macalin

leraar

macamiil / kalayent

cliënt

macsalaamo

afscheid nemen

Macsalaamo

vaarwel

madiido. qof madiido lagu sameyey

hypnose

Magacaa?

Hoe heet je?

Magacayga waa …

Ik heet...

malaayle

visser

maqal

horen

marti

gast

maskax

hersenen

mataano

tweeling

maya

nee

Maya. Wali. Hadhoow waa laga yabaa

Nu nog niet, misschien later.

maydaka oo la gubo

crematie

Meeqa ayaad jirta?

Hoe oud ben je?

meher

verloofd

muusikiiste

muzikant

naagta dariskaga ah

buurvrouw

Nabad galyo

dag

Nabad galyo

tot ziens

nadiifiye

schoonmaker

naf ka qaadida xanuunka yar

euthanasie

nin boolis ah

politieagent

ninka dariskaga ah

buurman

ninka xaaskiisa ay ka dhimatey

weduwnaar

ninkeyga

man

niyad jab / murugo

depressie

nolaado

leven (werkwoord)

nolosha

leven (zelfstandig naamwoord)

nolosha dhaxda ah

middelbare leeftijd

nootaaye

notaris

ogolaansho

acceptatie

qaali / garsoore

rechter

qaan-gaar

puber

qabuuraha

kerkhof, begraafplaats

qibrad

ervaring

qof an waxbo u qorsooneyn

extravert

qof ku jira sanooyinka qaan-gaarka

jongere

qof ku taqasuusay saynis

wetenschapper

qofka afka-gaaban

introvert

qofka biraha sanceeya.

smid

qofka dhintey oo la gubayo

crematie

qofka dumarka ah ee ninkeeda ka dhintey

weduwe

qofka geerida gashey oo murugoonaya

rouw

qofka hadalka ku turjumo

tolk

qofka kula safraayo

reisgenoot

qofka qoraalka ku turjumo

vertaler

qofka sawira naqshadaha dhismayaasha

architect

qora

schrijver

qoys / reer

gezin

qoys / reer

familie

qurmis

ontbinding

rinjiile

schilder

riyo

droom

saaxiib

kameraad, makker, maat

saaxiibka

vriend (vriendschappelijk)

Saaxiibo

Vrienden en bekenden

saaxiibta

vriendin (vriendschappelijk)

saaxiibtanimo

vriendschap

sabab

verstand

safar wanaagsan

goede reis

salaan

begroetingen

Sana dabe ayaan is arkeena

tot volgend jaar

See tahay?

Hoe gaat het?

shaqaale

arbeider

shaqo

werken

shaqsiyada

persoonlijkheid

shucuur wadaagis

empathie

shufeer

chauffeur

Sideen kuu jeclahay, waxaan ku sheego ma garanayo!

Woorden schieten tekort om uit te drukken hoeveel ik van je houd!

siyaabaha qof u dhaqmo ama wax u arko

houding

siyaasi

politicus

sodog

schoonvader

sodoh

schoonmoeder

Soo dhawoow

Welkom

subax wanaagsan

goedemorgen

tacsi

begrafenis

tacsi

begrafenis

Taleefoonkaga ma i siin kartaa?

Mag ik je telefoonnummer?

timo hagaajiye

kapper

tuubiiste

loodgieter

u adeegaha shacabka

ambtenaar

u murugoonaya

rouwen

u sheeg

vertellen

ugaarsade

jager

uur

zwangerschap

uur ayay leedahay

zwanger

uur qadid

conceptie

waa ku faraxsanahay in aan ku bartey

aangenaam kennis te maken

waa qof maamule ah oo shirkadiisa waxii dhib iyo dheef ka imaada masuul ka ah

ondernemer

waad mahadsantahay

bedankt

Waan ku jeclahay!

Ik houd van jou!

waardiye

bewaker

waayeel

bejaarde

wada hadal yar

een gesprek voeren

walaalkey

broer

walaashey

zus

warqad jaceel ah

liefdesbrief

Waxaa lagaa sameyey dhooqada dhulka, waadna u noqon doonta dhulka

Want uit stof ben je gemaakt en tot stof zul je wederkeren

Waxaa tahay jaceelka nolosheyda!

Jij bent de liefde van mijn leven!

Waxaan jiraa….. sano.

Ik ben .... jaar oud

Waxaan ka imid Belgium

Ik ben Belg

Waxaan ka imid Holand

Ik ben Nederlander

Waxaan ku rajeynayaa nolol fiican inta nolosha kaga dhiman.

Ik wens je het beste voor je verdere leven.

Waxaan ku siina adareeskeyga

Ik zal je mijn adres geven.

Waxaan kuu soo qorayaa warqad.

Ik zal je schrijven.

Waxaan rabaa in aan adiga kula duqoowo!

Met jou wil ik samen oud worden!

Waxaan rajeynaya in aan malin kale is aragno

Ik hoop dat we elkaar ooit weer zien.

Waxuu ahaa habeen aad u fiican

Ik heb het erg naar mijn zin gehad vanavond.

wiilka aayo ama adeerka hoouo qabo dhalay

stiefbroer

wiilka guursanyo

bruidegom

wiilka saaxiibka ah (la socoshada guurka ka hor)

vriend

wiilka saaxiibka ah (la socoshada guurka ka hor)

vriend (liefde)

wiilka walaashay / walaalkey dhalay

neef
(zoon van je broer of zus)

wiilkan awoowe/ayeeyo u ahay

kleinzoon

wiilkeyga.

zoon

xaaska

vrouw

xaqiiqdii saas uma fiicna

het gaat niet zo goed

xasuusnow in aad dhimaneysid.

gedenk te sterven

xirfado

beroepen

xisaabiye

boekhouder

xoog-saaris

concentratie

xusuus

geheugen

 

aandacht

digtooni / foojignaan

aangenaam kennis te maken

waa ku faraxsanahay in aan ku bartey

acceptatie

ogolaansho

acteur

atoore / jilaa

advocaat

abukate

afscheid nemen

macsalaamo

afspraakje

balan

agressie

dagaal gardaro ah bilaawid

alstublieft

fadlan

ambtenaar

u adeegaha shacabka

arbeider

shaqaale

architect

qofka sawira naqshadaha dhismayaasha

arts

dhaqtar

baby, zuigeling

cunug yar

bakker

foorniiste / qofka wax duba, waliba rootiga

bedankt

waad mahadsantahay

begrafenis

tacsi

begrafenis

tacsi

begroetingen

salaan

bejaarde

waayeel

bejaardentehuis

guriga dadka wayeeylka ah lagu hayo

bel me!

fadlan i soo wac!

beroepen

xirfado

bevalling

dhalasha cunuga

bewaker

waardiye

bewustzijn

dareensanaan / ogaan / miyir qaba

boekhouder

xisaabiye

boer

beeraley/ beerfale.

brandweerman

dab damiye

broer

walaalkey

bruid

gabadha la guursanayo

bruidegom

wiilka guursanyo

buur

daris

buurman

ninka dariskaga ah

buurvrouw

naagta dariskaga ah

carrière, loopbaan

barashada xirfada

chauffeur

shufeer

cliënt

macamiil / kalayent

collega

jaalle/saaxiib

concentratie

xoog-saaris

conceptie

uur qadid

crematie

qofka dhintey oo la gubayo

crematie

maydaka oo la gubo

dag

Nabad galyo

denken

ka fikir

depressie

niyad jab / murugo

dierenarts

dhaqtarka xaywaanka

directeur

maamulka maamulaha

dochter

gabadheyda

dood (bijvoeglijk naamwoord)

dhintey

dood (zelfstandig naamwoord)

dhimasho

droom

riyo

een gesprek voeren

wada hadal yar

empathie

shucuur wadaagis

ervaring

qibrad

euthanasie

naf ka qaadida xanuunka yar

extravert

qof an waxbo u qorsooneyn

familie

qoys / reer

gast

marti

geboorte

dhalasho

geboren worden

la dhasho

gedachte

fikrad

gedenk te sterven

xasuusnow in aad dhimaneysid.

gedrag

la dhaqan

geheugen

xusuus

getrouwd

la qabo

gevoel

dareen

geweten

damiir

gezin

qoys / reer

goede reis

safar wanaagsan

goedemorgen

subax wanaagsan

goedenacht

habeen wanaagsan

goedenavond

habeen/ fiid wanaagsan

goedendag

maalin wanagsan

graag gedaan

adaa mudan

grootmoeder

ayeeyo

grootouders

awoowe ama ayeeyo

grootvader

awoowe

hallo

hallow

herkenning

aqoonsasho

hersenen

maskax

het gaat niet zo goed

xaqiiqdii saas uma fiicna

Het gaat wel

Ma xuma

Het was leuk je gekend te hebben.

In aan ku barto wax fiican ayey aheed.

Hoe gaat het?

See tahay?

Hoe heet je?

Magacaa?

Hoe oud ben je?

Meeqa ayaad jirta?

hoi

hi

horen

maqal

houden van

jaceel

houding

siyaabaha qof u dhaqmo ama wax u arko

Huwelijk

Guur

huwelijksreis

maalmaha arooska la yahay

hypnose

madiido. qof madiido lagu sameyey

hysterie

kac-sanaanta

identificatie

aqoonsi

Ik ben .... jaar oud

Waxaan jiraa….. sano.

Ik ben Belg

Waxaan ka imid Belgium

Ik ben Nederlander

Waxaan ka imid Holand

Ik ben toch zo verliefd op jou!

Aniga aad ayaan adiga kuu jeclahay!

Ik heb het erg naar mijn zin gehad vanavond.

Waxuu ahaa habeen aad u fiican

Ik heet...

Magacayga waa …

Ik hoop dat we elkaar ooit weer zien.

Waxaan rajeynaya in aan malin kale is aragno

Ik houd van jou!

Waan ku jeclahay!

Ik ook van jou!

Aniga xataa waan ku jeclahay!

Ik wens je het beste voor je verdere leven.

Waxaan ku rajeynayaa nolol fiican inta nolosha kaga dhiman.

Ik zal je mijn adres geven.

Waxaan ku siina adareeskeyga

Ik zal je schrijven.

Waxaan kuu soo qorayaa warqad.

imitatie

iska-yeel-yeel

ingenieur

injineer

introvert

qofka afka-gaaban

ja

haa

Ja, dat lijkt me leuk.

Haa waan jeclaan lahaa.

Ja, ga je gang

Haa. Isii mac

Ja, ik wil

Haa. Waan sameynayaa

jager

ugaarsade

Jij bent de liefde van mijn leven!

Waxaa tahay jaceelka nolosheyda!

jongere

qof ku jira sanooyinka qaan-gaarka

journalist

joornaliiste

kalverliefde

jaceelka xaywaanka yar loo qabo

kameraad, makker, maat

saaxiib

kapper

timo hagaajiye

kennis

barasho ama isbarasho

kerkhof, begraafplaats

qabuuraha

kind

cunug/ilmo

kind

cunug

kind

cunug

Kinderen

Caruur / Ilmo

kleindochter

gabdhan awoowe/ayeeyo u ahay

kleinkind

cunuga awoowe ama ayeeyo loo yahay

kleinzoon

wiilkan awoowe/ayeeyo u ahay

kleuter

intuusan da’da iskuulka gaarin

kok

kariye

kunstenaar

farshaxaniste

Laten we eten en drinken, want morgen zijn we dood

Aan u cunteeno ama aan u cabno sidii anagoo beri dhimaneyna!

leraar

macalin

leven (werkwoord)

nolaado

leven (zelfstandig naamwoord)

nolosha

Liefde

Jaceel

liefdesbrief

warqad jaceel ah

loodgieter

tuubiiste

luisteren

dhageyso

Mag ik je kussen?

Mac ma ku siin karaa?

Mag ik je telefoonnummer?

Taleefoonkaga ma i siin kartaa?

Mag ik jouw adres hebben?

Adreeskaga ma I siin karta?

makelaar

dulaal

man

ninkeyga

manager

maamule

Met jou wil ik samen oud worden!

Waxaan rabaa in aan adiga kula duqoowo!

middelbare leeftijd

nolosha dhaxda ah

militair

askari

misschien

laga yabaa

moeder

hooyo

motivatie

kicin ama sabab u noqosho

muzikant

muusikiiste

natuurlijke dood

dhimasho dabiici ah

nee

maya

neef
(zoon van je broer of zus)

wiilka walaashay / walaalkey dhalay

neef
(zoon van je oom of tante)

ina adeer / abti

nicht
(dochter van je broer of zus)

gabdha walaalshay / walaalkey dhalay

nicht
(dochter van je oom of tante)

ina adeertey / abtidey

notaris

nootaaye

Nu nog niet, misschien later.

Maya. Wali. Hadhoow waa laga yabaa

onderbewustzijn

garaadka dahsoonee qofka

ondernemer

waa qof maamule ah oo shirkadiisa waxii dhib iyo dheef ka imaada masuul ka ah

ontbinding

qurmis

ontkenning

diidis / inkiraad

oom

adeer / abti

opvoeden

la kobcinayo / la korinayo

opvoeding

kobcin / korin

overgang

dumarka marka ay cadad/xaydka uu ka tagaayo

pensioen

howl –gab

persoonlijkheid

shaqsiyada

peuter

ilmaha yar ilaa iyo afar jir

piloot

duuliye

pluk de dag

Cabirka maalinta

politicus

siyaasi

politieagent

nin boolis ah

postbode

boostale

praten

la hadal

professor

barfasoor / macalin jaamacad

psychiater

dhaqtaka cilmi nafsiga

psychologie

cilmu nafsi

psycholoog

dhaqtarka cilmi nafsiga

psycholoog

dhaqtarka cilmi nafsiga

puber

qaan-gaar

puberteit

da’da qaangaarka

rechter

qaali / garsoore

redacteur

hagaajiye / ku dare

reisgenoot

qofka kula safraayo

rouw

qofka geerida gashey oo murugoonaya

rouwen

u murugoonaya

schilder

rinjiile

schoonmaker

nadiifiye

schoonmoeder

sodoh

schoonvader

sodog

schoonzus

dumaashida

schrijver

qora

slager

kawaanle

smid

qofka biraha sanceeya.

spreken

la hadal

stamboom

jaan-tus ama tusmo muujineysa faraca-reer / qoys

sterven

dhimo

sterven

dhimanaayaa

stewardess

hoostees

stiefbroer

wiilka aayo ama adeerka hoouo qabo dhalay

stiefmoeder

aayo

stiefvader

adeer hooyo qabo

stiefzus

gabdha aayo ama adeer hooyo qabo dhalay

stress

cadaadin / culeys. walaac iyo walwal

student

arday

tandarts

dhaqtarka ilkaha

tante

eedo / habaryar

therapie

daaweyn ( waliba mid dabiici ah)

tiener

ilmaha dadooda u dhaxeysa 13 – 19 jir.

tolk

qofka hadalka ku turjumo

tongzoen

dhunkashada sida faransiiska

tot de dood ons scheidt

Ilaa iyo dhimasho ay na kala kaxeeyso

tot morgen

Beri ayaan is arki doona

tot straks

Hadoow aan is arkeena

tot volgend jaar

Sana dabe ayaan is arkeena

tot volgende maand

Bisha danbe ayaan is arkeena

tot volgende week

Isbuuca danbe ayaan is arki doona

tot ziens

Nabad galyo

trauma

jaah-wareer / masiibo

trouwdag

aroos / guur

trouwen

la guursado

trouwring

faraantiga arooska

tweeling

mataano

vaarwel

Macsalaamo

vader

aabo

Valentijnsdag

maalinta jaceelka

verkoper

gade / iibiye

verliefd zijn

jaceel hayo

verloofd

meher

verloving

la mehriyey

verpleegkundige

kalkaaliye /kalkaaliso

verstand

sabab

vertaler

qofka qoraalka ku turjumo

vertellen

u sheeg

visser

malaayle

vriend

wiilka saaxiibka ah (la socoshada guurka ka hor)

vriend (liefde)

wiilka saaxiibka ah (la socoshada guurka ka hor)

vriend (vriendschappelijk)

saaxiibka

Vrienden en bekenden

Saaxiibo

vriendin

gabadha saaxiibada ah (la socoshada guurka ka hor)

vriendin (liefde)

gabadha saaxiibada ah (la socoshada guurka ka hor)

vriendin (vriendschappelijk)

saaxiibta

vriendschap

saaxiibtanimo

vrouw

xaaska

Waar kom je vandaan?

Inteed ka timid?

Want uit stof ben je gemaakt en tot stof zul je wederkeren

Waxaa lagaa sameyey dhooqada dhulka, waadna u noqon doonta dhulka

weduwe

qofka dumarka ah ee ninkeeda ka dhintey

weduwnaar

ninka xaaskiisa ay ka dhimatey

wees

ilmaha waalidkooda. dhintey

Welkom

Soo dhawoow

werken

shaqo

wetenschapper

qof ku taqasuusay saynis

Wil je met me trouwen?

Ma i guursaneysaa?

Wil je met me uitgaan?

Balan ma wada sameysan karna oo ma i raaci kartaa?

Woorden schieten tekort om uit te drukken hoeveel ik van je houd!

Sideen kuu jeclahay, waxaan ku sheego ma garanayo!

zeggen

ku dheh

zelfmoord

is dilid

zoen, kus

mac / dhunkasho

zoenen, kussen

ma la siiyo / la dhunkado

zoon

wiilkeyga.

zus

walaashey

zwager

dumaashiga

zwanger

uur ayay leedahay

zwangerschap

uur

 

Goedendag

Maalin wanagsan

Goedemorgen

Subax wanaagsan

Goedenavond

Habeen/ Fiid wanaagsan

Goedenacht

Habeen wanaagsan

Welkom

Soo dhawoow

Hoe heet je?

Magacaa?

Ik heet...

Magacayga waa …

Aangenaam kennis te maken

Waa ku faraxsanahay in aan ku bartey

 

 

 

 

ja

haa

nee

maya

misschien

laga yabaa

alstublieft

fadlan

bedankt

Waad mahadsantahay

graag gedaan

Adaa mudan

Hoe gaat het?

See tahay?

Goed, dank u

Waan fiicnahay. Waad mahadsantahay.

Het gaat wel

Ma xuma

Het gaat niet zo goed

Xaqiiqdii saas uma fiicna

Hoe oud ben je?

Meeqa ayaad jirta?

Ik ben .... jaar oud

Waxaan jiraa….. sano.

Waar kom je vandaan?

Inteed ka timid?

Ik ben Nederlander

Waxaan ka imid Holand

Ik ben Belg

Waxaan ka imid Belgium

praten

la hadal

spreken

la hadal

zeggen

ku dheh

vertellen

u sheeg

horen

maqal

luisteren

dhageyso

 

tot ziens

Nabad galyo

dag

Nabad galyo

vaarwel

Macsalaamo

goede reis

Safar wanaagsan

tot straks

Hadoow aan is arkeena

tot morgen

Beri ayaan is arki doona

tot volgende week

Isbuuca danbe ayaan is arki doona

tot volgende maand

Bisha danbe ayaan is arkeena

tot volgend jaar

Sana dabe ayaan is arkeena

Ik hoop dat we elkaar ooit weer zien.

Waxaan rajeynaya in aan malin kale is aragno

Het was leuk je gekend te hebben.

In aan ku barto wax fiican ayey aheed.

Ik wens je het beste voor je verdere leven.

Waxaan ku rajeynayaa nolol fiican inta nolosha kaga dhiman.

Ik zal je mijn adres geven.

Waxaan ku siina adareeskeyga

Mag ik jouw adres hebben?

Adreeskaga ma I siin karta?

Ik zal je schrijven.

Waxaan kuu soo qorayaa warqad.

 

psychologie

cilmu nafsi

psycholoog

dhaqtarka cilmi nafsiga

cliënt

macamiil / kalayent

verstand

sabab

gevoel

dareen

denken

ka fikir

gedachte

fikrad

hersenen

maskax

gedrag

la dhaqan

persoonlijkheid

shaqsiyada

aandacht

digtooni / foojignaan

houding

siyaabaha qof u dhaqmo ama wax u arko

acceptatie

ogolaansho

bewustzijn

dareensanaan / ogaan / miyir qaba

onderbewustzijn

garaadka dahsoonee qofka

agressie

dagaal gardaro ah bilaawid

therapie

daaweyn ( waliba mid dabiici ah)

empathie

shucuur wadaagis

concentratie

xoog-saaris

depressie

niyad jab / murugo

droom

riyo

geheugen

xusuus

geweten

damiir

hypnose

madiido. qof madiido lagu sameyey

hysterie

kac-sanaanta

herkenning

aqoonsasho

identificatie

aqoonsi

imitatie

iska-yeel-yeel

introvert

qofka afka-gaaban

extravert

qof an waxbo u qorsooneyn

ervaring

qibrad

trauma

jaah-wareer / masiibo

motivatie

kicin ama sabab u noqosho

ontkenning

diidis / inkiraad

stress

cadaadin / culeys. walaac iyo walwal