KULAMO DEG-DEG AH JAALIYADA SOOMAALIYA DIGIL-MIRIFLE AUSTRALIA,,03/12/2012

KULAMO DEG-DEG AH JAALIYADA SOOMAALIYA DIGIL-MIRIFLE AUSTRALIA,,03/12/2012
waxaa magalaada Melbourne kulan degdeg ah isugu yimid Jaaliyada Digil Mirifle, Australia. Shirka waxaa loogu hadlay arrimo la xariiran dhisida dowlada goboleedka deegaanada Digil-Mirifle ee Soomaaliya