mohamed afgaay

mohamed afgaay
05-11-2012 20:48

Gobolo iyo Degmooyin ku yaala gudaha dalka Mareeykanka waxaa ku nool dad aanan jecleeyn midabka Madoow oo si aad ah uga soo hor jeeda in mar kale xilka Madaxweeynaha loo caleemo saaro Madaxwayne Barack Hussein Obama oo iminka jagadaas haya.

Halkaan ka Daawo Madaxweeyne Obama oo Cabsi la´aan dadka dhex lugeenaya

Dadka Cunsuriyiinta ah oo horay u Taageeri jiray Madaxweeynihii hore ee dalka Mareeykanka Mr.George Bush waxa ay hada si weeyn u taageersan yihiin Musharaxa cusub ee la tartamaya Madaxweeyne Obama waa shaqsiga lagu magacaabo Willard Mitt Romney oo ka socda Xisbiga American



Lees meer: https://takar77.webnode.nl/news/madaxweeyne-barack-obama-oo-caqli-cusub-u-isticmaalay-cunsuriyiinta-musharaxa-ku-kacsan/