Daawo Sawirrada:ay noosogudbiyeen wariyaasha gofgaduud Madaxweyne Xasan oo Maanta Xariga ka Jaray Dhismaha Safaarada Soomaaliya ee Jabuuti

Booqashada Madaxweynaha uu ku Tagay Dekada Weyn ee Jabuuti.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta booqday Dekadda wayn ee dalkan Jabuuti isaga iyo Wafdi uu Hogaaminayo waxayna soo Kormeereen Dhamaan Qeebaha kala Duwan ee Dekadda Jabuuti.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo sharxay Habka Shaqada iyo sida ay u shaqayso Dekadda iyo Qeybaheeda Kala Duwan Waxuuna Madaxwaynaha aad u amaanay Howsha Baaxadda weyn ee ka Socota Dekadda Jabuuti.