photo wadani

Qurbajooga Beelweynta Luwaay oo Kulan aan Caadi ahayn ku yeeshay London (Sawirro)

Qurbajooga Beelweynta Luwaay oo Kulan aan Caadi ahayn ku yeeshay London (Sawirro) Kulankaan oo ahaa mid balaaran oo ay isugu yimaadeen Dhalinyaro, Waxgarad, Odayaal, Culimo, iyo Haween ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska. Shirkan ballaaran...

Daawo Sawirrada Madaxweynaha J.F.Somalia oo Booqday qeybta tababarrada iyo cilad bixinta ee Ethiopian Airlines,30/11/2012

Macaamiisheenna Sharafta leh waxaan halkan idiinkugu soo bandhigeeeyna Sawirrada Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh  Maxamuud oo booqasho ku jooga  magaalada Adis’ababa ee dalka Ethiopia oo maanta booqday Bole International Airport...

Daawo Sawirrada:ay noosogudbiyeen wariyaasha gofgaduud Madaxweyne Xasan oo Maanta Xariga ka Jaray Dhismaha Safaarada Soomaaliya ee Jabuuti

Booqashada Madaxweynaha uu ku Tagay Dekada Weyn ee Jabuuti. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta booqday Dekadda wayn ee dalkan Jabuuti isaga iyo Wafdi uu Hogaaminayo waxayna soo Kormeereen Dhamaan Qeebaha kala Duwan ee Dekadda Jabuuti. Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo...

photo wadani