warar naga soogaaraya ayaa sheegaya xaafda islii oo shelay haaladeda kacasaneed ayaa hada ay degantahay
Xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa caadi kusoo noqotay, waxaana socda dadaalo ay wadaan Ciidamada ammaanka, Culumaa’udiinka Kenya ayaa cambaareeyay rabshadahan, iyagoo ku baaqay in xaalada la dejiyo, warkii