Agaasiimaha SOomaaliMaiTv Mudane Liban Hussein ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey Wadanka Netherland Caasimadiisa AmsterdamAfhayeenka Jaaliyada Soomaali MAI Ee Netherland Mudane Mohamed Hassan Idriss " Geney " ayaa kamid ahaa Madaxdii soo dhoweysey Agaasimaha SOMALIMAITV Liban Hussein oo safar Shaqo gaaban ugaarey wadanka Netherland.
Liban Hussein & Jaaliyada Neteherland ayaa kulan aan saacado badan qaadanin waxay ku yeesheen Hotel kamid ah hotelada Kuyaala Amsterdam kaasoo xog isdhaafsi kadib ay wada gaareen go'aano dib laga shaacin doono marka laga wada mira dheliyo.
Kulankaan oo inta badan jaaliyada Netherland aan la wada ogeysiinin ayaa hadana waxaa horey u wada xiriireen Qaarkamid ah madaxda jaaliyada Netherland Iyo Agaasimaha SomaliMAITV Liban Hussein kuwaasoo shirkooda kusoo idlaadey Sidii loogu tala galay.
Gudoomiyaha Jaaliyada SoomaaliMAI Ee Netherland Mudane Yuusuf Dhure oo uu khadka Taleefonka kula xiriirey Madaxda Webka Mudane C/Fataax HSeekh Aamiin Netehtland Jooga ayaa wuxuu usheegey Gudoomiyuhu in ay ka warheeyeen Imaashaha Agaasimaha SomalimaiTv isla markaana ay usaareen Gudi soo dhoweynaya isla mar ahaantaana go'aan wada gaarika, wuxuuna sheegey inuu aad ugu faraxsan yahay soo dhoweyntii Agaasimaha SomaliMaiTv.
agaasimaha maiytv liban hussein | |
ka dhageyso codkiisa | Waraysigii agaasimaha Somali Mai tv.mp3 (5,9 MB) |