FAROOLE OO QARAX LALA BEEGSADE JUG CULUSNA GAARTAY,29/11/2012

madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland meesha islaamka guud ahaan lagu dhibaateeyo gaar ahaan dadka DM ayaa daqiiqado ka hor waxaa lala eegtay Qarax xoogan gaarigii uu watay.

 

Qaraxaan oo loogu tala galay in maanta lagu gelbiyo faroole ayaa waxaa gebi ahaanba ku basbasay gaarigii ay saarnaayeen ilaaladiisa gaarka aheyd iyo qaar kamdi ah saraakiil muhiim ah oo ka tirsan madaxtooyada Puntland.

 
Faroole ayaa waxaa lagu qaadey oo usoo gurmadey dayaaradaha qumaatiga ukaca ee ay leedhay shirkada calooshood ushaqeystiyaasha looy aqaano SKA wararka qaar aya asheegaya in Faroole xitaa gaarigiisa dabada gadaal uu ka bur burey asaguna shooq sanaa markii dayaarada lagu qaadayey.
waxaa weli lagu gadaaman yahay goobtii uu qaraxa ka dhacay ee faroole asxaab badan ku la'yahay kuwaasoo intooda bdan la sheegayo iney ahaayeen kooxda PS. loo yaqaano saraakiisha oo faroole ula socdey sugida amaankiisa.