Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sheekh maxamuud Oo Socdaal Ku joga Dalka Jabuuti Ayaa Maanta lagu wada Inuu u Socdalo Dalka Itoobiya Isagoona Halkaasi Madaxda Itoobiya Kula Kul Mayo.
Wafdiga Madaxweynaha somaaliya uu Hogaaminayo ayaa gordhow Lagu wada Inay Gadhan Magalada Adiss sababa Ee xarunta dalka Itoobiya Isagooona Lakul maya Ra’iisal wasaraha dalka Itoobiya,Waxana Ujeedada ugu Weyn tahay Sida Dowlada xasan Sheekh maxamud tageero uga heli lahayd Itoobiya OIo Ciidamadeeda Jogan Qeybo kamida soomaaliya.
Madaxweynaha oo uu kulankiisa ku wehliyo wasiirka gaashaandhigga ayaa la hadal hayaa in labaduba ay saxiixi doonaan qorshe ay ciidamada Itoobiya ugu ogolaan doonaan inay holgal meleteri ka fuliyaan gudaha Soomaaliya, gaar ahaan sidii ay ugu qaban lahaayeen gobolada aan weli gacanta ugu jirin dowladda ee koonfurta Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya xasan Sheekh maxamud Oo safarkisani yahay Kii Labad tan Iyo Mudo ka Hor lasoo doortay Iyadoona safarka uu Ku tagayo Dalka Itoobiya La Saadaalinayo inuu Yahay Mid Muhim U ah madaxweynaha soomaaliya.
dalka Itoobiya Oo xarun U ah Midowga Afrika Ayaa Ayaa Arimaha Madaxweynaha Dowlada Itoobiya kala had layo Waxa kamida sida Dowlada Itoobiya U laba Jibaari Lahayd tagerada Soomalaiya Ugana dhadhacin lahayd Midowga Afrika Dib Lumaasiyada Cusub.