OGEYSIIS KU SOCDA DHAMAAN QOWMIYADA DIGIL & MIRIFLE,28/11/2012

OGEYSIIS KU SOCDA DHAMAAN QOWMIYADA DIGIL & MIRIFLE,28/11/2012
Waxaa Dhamaan la Ogeysiinayaa ama lala socodsiinayaa Beelweynta Digil&Mirile ee ku dhaqan Cariga yurub guud ahaan gaar ahaan Gaar ahaan dalalka Scandinevianka England iyo Waliba America Australia In la qaban doono shir Muhiim ah oo looga Hadli doono Guud ahaan danaha Qowmiyada .
Xaalada ka soo cusboonaatay Konfur Galbeed Somaliya Adkeynta Maamula jira iyo sidii Meel la iskugu keeni lahaa dhamaan Maamuladii horay u jiray iyo kuwa hada loo gogol xaarayo,
 
Xaalada Siyaasadeen ee uu haatan Dalka Marayo iyo Sidii loo Dhisi lahaa Maamul Goboleed Xoogan oo shaqeeya lana xisaabtama beelaha kale ee tacadiyada dhaca iyo ugaarsiga dhul boobka ka wada gobolada South-West Somalia ,
 
 
Waxaa si naxaris leh loga codsanayaa dhamaan Aqoonyahanada Waxgaradka Dhalinyarada Haweenka iyo waliba Madaxda jaaliyada guud ahaan iney ka soo qeyb galaaan iyagoo adkeynaya qadiyada iyo danaha Qowmiyada.
 
Kulankan wuxuu ka dhici doona Magaalda Roma ee Xarunta Dalka Talyaaniga,Tariikhdu Markey ku Beegantahay