Artikel archief

baydhabo

10-12-2013 08:58

AMNESTY OO WAR KASOO SAARTEY GO'AANKII KENYA.

22-12-2012 13:25
War ay soo saartay Amnesty international shalay oo jimco ahayd ayeey ku sheegtay wax Sharci darro ah Go’aanka dowladda Kenya ee Cadaadiska ay ku saareyso Soomaalida waddankaasi kunool. Amnesty waxa ay tilmaamtay in ay tahay wax aan la qaadan karin in iminka Soomaalida degan wadankaasi...

FAFAAHIN DHEERAD AH DUQEYN XALEY LAGU GARAACEY MUQDISHO.

22-12-2012 13:23
Kadib markii xaley qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho duqeymo laga geystay ayaa waxaa duqeyntii xaley fafaahin kasoo baxeysa qasaaraha ka dhashey iyadoo sidoo kale Gudoomiyaha Degmada Warta Nabada ay ka hadashey arintaasi. Gudoomiyaha Degmada Warta nabada Gobalka banaadir Deeqo C/qaadir oo la...

ncmzxnm

14-12-2012 23:14
0025224016565 nnznvm

ku so nawada saxibiyaal

14-12-2012 22:59
  Waxaa Soomaalida ku nool wadanka Holland loogu bishaareynayaa in loo furay SERVICE cusub oo ah dhanka cilad saarida iyo sameynta computerada iyo laptopka , (dhan walba) .waxaa gacmo furan idinku soo dhaweenaya MR. max,ed af-gaay ,hadaba ha moogaan Af-gaay computer & laptop service...

abtirka nabi mohamed scw

08-12-2012 22:42
NASABKII RASUULKA SCW Sida la wada ogsoon yahay nasabka Rasuulka SCW ama abtirisiinyihiisu wuxuu galaa nabiyullaahi Ismaaciil oo uu dhalay nabi Ibraahim. Abtirsiinyada nabiga SCW waxay u qaybsantaa saddex qaybood: Qaybta u hooreysa marka nabiga SCW laga soo bilaabo waxay ku eg tahay ilaa...

nabiyada allah

08-12-2012 22:26
Magacyada 25 Nabi ee Quraanku Sheegay   1-Nabiyu Allaahi Aadam (C-S) 2- Nabiyu Allaahi Nuux (C-S) 3- Nabiyu Allaahi Ibraahiim (C-S) 4- Nabiyu Allaahi Ismaaciil (C-S) 5-Nabiyu Allaahi Isxaaq...

ashabiga

08-12-2012 22:06
8 ABUBAKAR AL SADIIQ CUMAR BINU AL KHADHAAB CALI BINU ABII DHAALIB CUTHMAAN BINU CAFAAN DHALXA BINU CUBEEYDILLAAH ABUU CUBEEDA BINU AL JARAAX CABDIRAXMAAN BINU COOWF SACAD BINU ABII-WAQAAS SACAD BINU...

su,aal iyo jawaabo qoraal

08-12-2012 16:02
84 Suáal: Immisa Jis ayuu ka kooban yahay Quraanku? Jawaab: Quraanku wuxuu ka kooban yahay soddon (30) jis. 85. Suáal: Immisa Suuradood ayuu ka kooban yahay Quraanka Kariimka ahi? Jawaab: Quraanka Kariimka ahi wuxuu ka kooban yahay 114 suuradood. 86. Suáal: Immisa aayadood ayuu ka...

abdiraxmaan sheekh isaaq qoslay

08-12-2012 15:42
AZANIA: LAND PEOPLE AND HISTORY By: Mohamed Haji Mukhtar Professor of African and Middle Eastern History Savannah State University Savannah Georgia, U.S. Azaniais a name given by ancientGreeksto a region in the Horn of Africa extending fromDjiboutito Northern coast...
Onderdelen 1 - 10 van 90
1 | 2 | 3 | 4 | 5 >>