R/Wasaarihii hore ee Somalia oo Puntland ku ku tilmaamay meel aysan ka jirin Xuriyad Talana u jeediyayFaroo...
06-11-2012 10:32
R/Wasaarihii hore ee Somalia Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo hada ah Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo socdaalka ku jooga Deegaanada Puntland ayaa Warsaxaafadeed uu soo saaray ku dhaliilay hab dhaqanka Maamulkaasi iyo sida ay dadka u caburiyaan isagoo sidoo kale ka hadlay caqabo soo...