Artikel archief

Golaha Ammaanka iyo Uganda oo ka wada hadlaya go'aanka ay Ciidamadeeda ula baxeyso

05-11-2012 17:57
Golaha Ammaanka iyo Qaramada Midoobey ayaa wada hadlaya go'aanka dowladda Uganda ugala baxeyso Ciidamadeeda dalal ay ku jirto Soomaaliya, halkaasoo howlo nabad ilaalin u jooga. Afhayeen u hadlay Uganda ayaa sheegay in wafdi ka socda Xukuumada Uganda ay kala hadli doonaan Golaha ammaanka...

Fowziyo Yuusuf "Somaliland iyo Somalia labadaba waa ka dhaxeeya, waa dadkeyga iyo dalkeyga"

05-11-2012 17:56
Ra'iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Marwo Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa ku tilmaamtay xilka loo magacaabay fursad weyn oo suura gelin kara in wada hadalada Somaliland in la sii ambaqaado. Mss Fowziyo wareysi siisay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa...

nederland iyo afsomaliga isturjamaayo

05-11-2012 09:46
  aabo vader Aan u cunteeno ama aan u cabno sidii anagoo beri dhimaneyna! Laten we eten en drinken, want morgen zijn we...

qiibkela waaye

05-11-2012 09:30
Oefening 1 Oefening...

Tahriibayaal Badan oo Soomaali ah oo ku dhamaaday Badda u dhaxeysa Liibiya iyo Talyaaniga

05-11-2012 09:18
Tahriibayaal Badan oo Soomaali ah ayaa ku dhintay Badda u dhaxeysa Talyaaniga iyo Liibiya kuwa kalana waa la badbaadiyay kadib markii ay la dagtay dooni ay saarnaayeen xili ay kusii jeedeen Dalka Talyaaniga si halkaasi uga galaan Qaarada Yurub. Doonida ayaa la...

new inburgenren

05-11-2012 09:06
Op 1 januari 2013 verandert de Wet Inburgering. Wat betekent die verandering? Heb ik een computer nodig om het voorbeeldexamen te doen?Wat kost het maken van het voorbeeldexamen TGN?Komen de vragen in het voorbeeldexamen TGN terug in het echte examen TGN?Hoeveel vragen moet ik goed hebben om te...

Gudoonka Baarlamaanka oo Xukuumada Cusub u calaamadeeyay Waqtiga la horkeenayo Baarlamaanka si codka

05-11-2012 09:01
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo isagu goob joog ka ahaa xafladii shalay lagu magaacabay Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay R/Wasaaraha in golaha Wasiirada uu horkeeno Baarlamaanka. Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa tilaabo hor mar leh oo lagu farxo ku...

Weerar lagu qaaday gudoomiye kuxigeen gobal oo khasare nafeed uu kadhashay.

05-11-2012 09:00
Kooxa hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay weerar gaadma ah ku qaadeen gudoomiye kuxigeen gobal inkasta oo weerarkaasi masuulkii lala eegtay uu ka badbaaday. Ila wareedyo kusugan magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxa ay xaqiijinayaan in guriga uu magaaladaasi...

Nin Booliis ah oo xaaskiisa dab qabadsiiyay (muxuu kumaagay? Qiso dhab ah oo maalin kahor dhacday)

05-11-2012 08:59
Nin police ah ayaa xaasikiisa dab qabadsiiyay kadib markii muran ay kabadisay iskuna dayday in ay xadido oo rabitaankeeda uun uu kushaqeeyo Abul Hasan oo ah askari katirsan Booliska dalka Afganistan ayaa waxa uu dab qabadsiiyay mid kamid ah xaasaskiisii oo lagu magacaabo fatima kadib markii ay...

Dowlada Cusub oo ka maarantay Wasaaradii Waxbarashada Maadama Dalkii ay qabsadeen Aqoonyahano wax soo baraty

05-11-2012 08:58
Waxaa dad badan layaab ku noqoaty markii ay aqriyeen Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya ,kaa oo laga waayay dhoor Wasaaradood oo muhiim ahaa jiritaanka umada Soomaaliyeed . Wasaaradaha laga reebay Xukuumadan Cusub waxaa kamid ah Wasaarada Waxbarashada ,iyo Wasaarada Caafimaadka iyo...
Onderdelen 51 - 60 van 90
<< 4 | 5 | 6 | 7 | 8 >>