Golaha Ammaanka iyo Uganda oo ka wada hadlaya go'aanka ay Ciidamadeeda ula baxeyso
05-11-2012 17:57
Golaha Ammaanka iyo Qaramada Midoobey ayaa wada hadlaya go'aanka dowladda Uganda ugala baxeyso Ciidamadeeda dalal ay ku jirto Soomaaliya, halkaasoo howlo nabad ilaalin u jooga.
Afhayeen u hadlay Uganda ayaa sheegay in wafdi ka socda Xukuumada Uganda ay kala hadli doonaan Golaha ammaanka...